Taliyaasha Saldhigyada Booliiska Gobolka Banaadir oo isbadal lagu sameeyay

Taliyaha qaybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare, Mahdi Cumar Muumin (Macalin Mahdi) ayaa isbadal weyn ku sameeyay qaar kamid ah taliyaasha saldhigyada booliiska gobolka Banaadir. Wareegto uu soo saaray taliyaha booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayuu xilka uga qaaday qaar kamid ah taliyaasha saldhigyada booliiska degmooyinka gobolka Banaadir, halka kuwa kalana uu … Continue reading Taliyaasha Saldhigyada Booliiska Gobolka Banaadir oo isbadal lagu sameeyay